Ciidamada Iran oo qaaday tallaabo aargoosi ah gacantana ku dhigay Labo Markab

Ciidamada ilaalada Kacaanka dalka Iran oo adeegsanaya diyaarado nuuca qumaatiga u kaca iyo maraakiib dagaal ayaa gacanta ku dhigay labo Markab oo siday shidaal oo laga leeyahay dalka Gariiga. War kasoo baxay dowladda Iran ayaa lagu sheegay  in hawlgalkan markabka lagu qabtay ka fuliyeen gacanka istaraatiijiga ah ee Faaris, waxa ayna Iran ku eedeesay Maraakiibtan … Continue reading Ciidamada Iran oo qaaday tallaabo aargoosi ah gacantana ku dhigay Labo Markab